Hey guys, waxaan u baahanahay votes/codayntiina🙏🏾
Waxaan ku jiraa final-ka MrBeast Games Season 3, waxaanan u baahanahay dad iiga soo codeeya dhulka somalidu degto oodhan fadlan igu taageera codkaaga Hadaad joogto Somaliya Somaliland puntland la wadaag
Link-ga codbixinta wuxuu ku jiraa bio-ga. Mahadsanidiin dhamaantiin ❤️
Hey guys, I need your votes/support 🙏🏾
I’m in the final of MrBeast Games Season 3, and I need people to vote for me from all Somali regions. Please support me with your vote if you are in Somalia, Somaliland, or Puntland, and share it with others.
The voting link is in the bio. Thank you all !